Home  
 
  Gosha  
 
  Heeso  
 
  Wanafrica  
 
  Arab News  
 
  World News  
 
 
BBC 11:00 GMT
BBC 14:00 GMT
BBC 18:00 GMT
Radio Banadir
Voice of America
Somali Radio(USA)
Radio SCERDO
Radio Somali Edmonton

Islamic City
Study Islam
Islamic Books
Holy Qur'an Resources
Quran & Muslims
The Quran Network
Golaha Imaamyada
Prayer Worldwide
The right way to Pray
Learn About Islam
Dugsi Education Center
Somali Sunah
Tafsiirka Quraanka

RTD (Radio and TV Djibouti)


Michell Obama oo la kulantay hawenay Somali bantu ah

Michelle Obama oo markii ugu horeysay la kulantay, iskuna duubtay haweeney Soomaaliyeed oo magaceeda la yiraahdo Khadija Musame.

April 16/2010 (JMC)
San Dirgo

Marwada madaxwynaha Mareekinka Michelle Obama oo boqosho ku maraysay magaalada San Diego, ee cariga Mareekinka ayaa booqasho ku tagtay goob dhul beereed ah, oo ay beertaan qaar ka tirsan Soomaalida ku dhaqan San Diego, gaar ahaan qowmiyada Somali bantu oo halkaasi ka sameystay beero yaryar, si ay halkaasi uga sii wadaan wax soo saarkoodii dhanka beeraha.

Marwada Madaxweynaha Michelle Obama ayaa waxaa goobtaasi caleemo qooyan ugu soo dhoweesay Qadiija Muusema oo ka mid aheyd Somalida bantuga goobtaasi ka sameystay beeraha, Michelle Obama ayaa isku duubtay Qadiija Musama, salaan kadib, qadiija waxay uga warbixisay, wax soo saarkooda, iyo sida ay Somali bantuga ugu hami weynyihiin inay ka qeybqaataan wax soo saarka dalka, hadii ay helaan fursado u suurta geliso inaay ka qeybqaataan horumarinta iyo wax soo saarka dalkan Mareekinka.

Waxaa kaloo ay marwada madaxweynaha Michelle Obama goobtaasi kula kulantay Bilaal Munya, oo isagana ka soo jeedo Soomali Bantu, isagoo u turjumayeyey Qadiija Muuema marka ay warbixinta siinaysay Michell.

Michelle ayaa aad ula dhacday, dadaalka ay sameynayaa dadkaan beralaydaha oo danyarta ah, oo mudada gaaban dalka joogay.
 

Jiimonet Media Center

 

****************







Enter Keywords:

Search Engine via Google
Enter Keywords and search


          
Jareer Role Models

Geesiga, Hogaamiyaha, Halyeygii Suldaan Nassib Buundo

Al-Sayid Cabdlkhadir Sheikh Saqawadiin Sheikh Aweys

Faay Jeellow waxay aheyd gabadhii u hurtay nafteeda iyo maalkeeda in lagula dagaalamo gumaysiga Talyaniga.

Halgamaa Maxamed Ramadaan Arbow waxuu ahaa Aasaasihii hogaamiyihii ururka SAMO.

Prof. Xuseen Muse waa Hormuudkii Kuliyadda W. Lafoole, Sanadkii 1984 - 85              Ph.D Holder from United Kingdom

Prof. Cumar Eno aqoon yahan u halgamay beesha Jareer weyne

»              Click here to read more .....


A Trusted Source of News and Information Since 1942. VOA is a multimedia international broadcasting service funded by the U.S. government through the Broadcasting Board of Governors.
Click here to listen: » VOA


Boggaan waxaan oogu tala-galnay in lagu xeyeesiiyo wax alla wixii ganacis ah ama ururo sama fal ah.
Click here to enter


Copyright © Jiimonet 2007